13/08/2026
Abdisalan oo ka mid ah ardayda Bulsho Academy ayaa ka hadley khibradiisa iyo waxa uu ka baratay qeybta Camera & Filmmaking. 🎬
Waxuu hadda u diyaar garoobayaa qeybaha xiga ee Video Editing iyo Digital Marketing, si ay aqoontiisa uga dhisto xirfad dhammeystiran oo dhanka warbaahinta iyo content creation-ka ah. 🚀
Safarku wuu socdaa… Camera 🎥 → Editing 💻 → Digital Marketing 📱
Engnr Abdullahi Hassan Abdi
Bulsho Academy
Bulsho digital solution
See less