04/06/2026
War deg Deg ah oo naga soo gaaray Konfurgalbeed ee magalada baydhabo.
Mahad Maxamed Sheekh Xasan ayaa ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed, kadib doorasho ka dhacday Hoolka Baarlamaanka KGS ee magaalada Baydhabo, sida uu shaaciyay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Wakiillada KGS.
Mahad Maxamed Sheekh Xasan ayaa helay 70 cod, halka Cabdixakiim Faqi oo ahaa musharraxii la tartamayay
Waxan la wilayaa dhawan in lagu dhawaaqo
Side u argtaa.