Ahmedmoh

Ahmedmoh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmedmoh, Camera/Photo, Mogadishu.

Ramadaanka waa bisha basi ee dadka afkooda iyo adinkoda ka aamaan heleeysid Hada mesii ka bilaaw laqabsi caayda😁😁😁😁😁
10/04/2024

Ramadaanka waa bisha basi ee dadka afkooda iyo adinkoda ka aamaan heleeysid
Hada mesii ka bilaaw laqabsi caayda😁😁😁😁😁

Eid mubarak kulu caam wa antum bil kheyr
10/04/2024

Eid mubarak kulu caam wa antum bil kheyr

02/04/2024

10 kii danbe ee Ramadan aa ku jirnaa fadlan ka faaideeyso
: isku day inaa seexato bacdal cisho kadib.
:iska daay dhafarka saa u dareemin cajis iyo hurdo
: wax kastoo ku dhafrinaa ka fagoow 10 ka habeen.
: camalkeena iyo cibaadaneena Allah naka aqbalo
:habeenka leeylatul qadrika halaah hana waafajiyo.insha Allah

Haddii akhlaaqdaadu ku sareysiin weydo.Mooqifkaagu kuma sareysiin doono.Haddii camalkaagu ku qurxin waayana.Labiskaaga k...
19/03/2024

Haddii akhlaaqdaadu ku sareysiin weydo.

Mooqifkaagu kuma sareysiin doono.

Haddii camalkaagu ku qurxin waayana.

Labiskaaga kuma qurxin doono

Sidaas ayay noloshu tahay.

Diinta,Akhlaaqda, iyo mabda,a intaba.

Haddii aad lumiso ha filanin ixtiraam.

{ RAMADAN KARIIM }

27/10/2022

Qofka soo dhaweeynta😁😁😁

16/10/2022

Hadaa qoshosho follow I soo dhe😁😁😁

16/01/2022

Waqtiyada qar waxaa ka shalayaa janisyada I soo maray hadana aan ka faideeysan hadaba ka faaideeyso waqtikaada

28/12/2021

Farxat kasto run ma aha
Nolosha waa sidaa ka dhikato adi

26/12/2021

Ha gaarin ko,aan ilaa aad ka fikirto

26/12/2021

Hadaa aragto qof muran badan ha aaminin waayo wax kasto ka filo

Ka fadideeyso
20/11/2021

Ka fadideeyso

Taxanaha Caafimaadka

1. Waxyaabaha dabiiciga ah ee yareeya caabuqa iyo infectionka dhiiga raaca waxaa ka mid ah cunista timirta subaxdii adigoo baahan, cun ugu yaraan saddex timir ugu badnaan todobo timir adiga oo aan gowska ku ruugayn carabka oo kaliyana ku calalinaya timirtu waxay dhiiga ka sifaynaysaa infectionka

2. Faaiidada moosku leeyahay waxaa ka mid ah in uu daweeyo kalastaroolka sidoo kale in miisaanka qofka ama cayilka uu yaraado ayuu ka qaybqaataa, cun 2 xabo oo moos ah subax kasta adiga oo baahan si jirkaagu uga faaiidaysto mooska maadooyinka ku jirta

3. Caanaha geela waa mid ka mid ah waxyaabaha adkeeya lafaha inteena badan taas waan dareensahay balse faaiidada kale ayay leeyihiin. Caanaha geela waxay ka hortagaan in hooyadu dhasho ilmo maskaxiyan xanuunsan ama qoorta aan ceshan karin waayoo waxay ka qayb qataaan in ilmaha uurka ku jiro maskax ahaan iyo lafo ahaanba uu noqdo mid adag oo caafimaad qaba

4. Daraasado badan oo la sameeyay waxaa la xaqiijiyay in haweenka cuna timirta uurka ka hor iyo bila ugu dambaysa ee uurka aysan ku dhibtoon foosha, timirtu waxay yaraysaa xanuunka foosha, sidoo kale waxa ka hortagtaa waxa soomaidu u taqaan fool diinka

5. Canbaha wuxuu ka mid yahay waxyaabaha dabiiciga ah ee liishe ka dhiga maqaarka wuxuuna maqaarka ka dhiga mid jilcan oo aan xarfad iyo adayg lahayn, sidoo kale wuxuu yareeya cayilka isagoo qofka ka dhiga jirkiisa mid isu dheelitiran, cun isbuucii 2 ama 3 cambo oo an wax sokor ama biyo ah lagu darin si jirkaaagu u noqdo mid isu dheelitiran

Qodobkee Si Gaar Ah Kuu Taabtay

Gaarsii Walaalaha Kale Si Ay Uga Faaiidaystaan

Kusoo biir instagramkyga
https://www.instagram.com/p/CVDtkm-gwI9/?utm_medium=copy_link



Drwaahin
Dr salaad

13/11/2021

Riyo lakuma fanee
Runtaa laku rafadaa
Rajo un ha filanine
ficil raaci sheekada
Fadhi lakuma gadhoo
Fudeed ma aha guushaye Faleey amuuraha πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmedmoh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category