Sama Fale Axmed Saadaq Maxamed

Sama Fale Axmed Saadaq Maxamed I am a person who helps the poor people

Halku dhigeena waa ka qaad kan wax Heesta sii midka duruufta heyso. https://wa.me/+252615659882

04/09/2026

SIRTA KU JIRTA SADAQADA

Asc dhaman walalaha IYO walidinta Ahlul kherka ah Waxaan isku dardarmeyna inta an nolnahay inan baxsano Allah waxii as nasiye inan waxne SADAQADA anku bixino inta an jogno adunka SADAQADA waa daficul bilaya waxyabo badan ayey kaa xijabeysaa? Insha Allah aan la baxno.

SADAQADA

03/09/2026

Wll share dheh fadlan

28/08/2026

Wll so cawi ama vidio u share garey si as u garo wll muxsin so cawiyo insha Allah adiga share wax k**a dibeyso lkn iyadaka waxbe u tareysa wll share ku cawi

25/08/2026

Wll share dheh Weyneyta dhalashada Nabigeyna muxamed......

05/08/2026

"Guri la'aani waa dhibaato — 3000 dollar oo kaliya ayaa hooyadan ka dhigi kara mid guri leh. Ka mid noqo 30-ka qof ee $100 bixinaya!"
"$3000 = Guri! Waxaad ka mid noqon kartaa 60 qofood ee $50 bixinaya, ama 120 qofood ee $25 bixinaya — wax yar oo aad bixiso, wax weyn ayay u tahay iyada"

04/08/2026

Deeq rashiin iyo joodarayaal ah oo la gaarsiyey hooyo aan waxba haysan — Allow uu barakeeyo maalkooda kuwii deeqda bixiyey"

Address

Merca

Telephone

+252615659882

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sama Fale Axmed Saadaq Maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sama Fale Axmed Saadaq Maxamed:

Shortcuts

Share