Xamarwi photography

Xamarwi photography xamarwi photography

29/06/2022

Madaxa WFP ee Galmudug Oo Ka Qeyb gayay Shirka Dib u-eegista Mashaariicda Caafimaadka Galmudug Ayaa Wax Ka waydinay Arimaha Shirka iyo Mashariicda Caafimadka ee Ay Galmudug ka Wadaan.

Mahad bashiir xilif

Xamarawi tv & Radio

Waa wiilkii yaraa ee ku magacownaa Ammaanka Gobolka Banaadir, oo hadda lagu Celinayo Jidka Air Port ka, ee wadada Jayga ...
28/04/2022

Waa wiilkii yaraa ee ku magacownaa Ammaanka Gobolka Banaadir, oo hadda lagu Celinayo Jidka Air Port ka, ee wadada Jayga ama 21 October.

Qofkasta oo Farmaajo u nacamleynayey Ciqaab baa ku heysata Xamar.

Sheekh Shariif Sheekh ayaa horkacaya dhex dhexaadin loo sameynayo hey'adaha amniga dalka iyo RW Rooble.Saldhigga Airport...
28/04/2022

Sheekh Shariif Sheekh ayaa horkacaya dhex dhexaadin loo sameynayo hey'adaha amniga dalka iyo RW Rooble.

Saldhigga Airport-ka Muqdisho ayuu hadda shirka dhexdhexaadinta ah ka socdaa waxaana jooga Taliyaha booliska ee laga joojiyay shaqada, taliyaha booliska GB Farxaan Qaroole iyo Kaniif oo ah ku simaha taliyaha booliska Soomaaliyeed.

Sheekh Shariif ayaa la rajeynayaa inuu ku guuleysto dhex dhexaadinta uu ka dhex wado Hey'adaha Amniga ee dowladda.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur waa Codeeyey, halka Fahad uu live-ka ka daawanayo doorashada.
28/04/2022

Cabdiraxmaan Cabdishakuur waa Codeeyey, halka Fahad uu live-ka ka daawanayo doorashada.

Musharrax Madaxweyne ee JFS Xildh. C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa caawa la afuray qaar ka mid ah howl-wadeenka olilihi...
24/04/2022

Musharrax Madaxweyne ee JFS Xildh. C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa caawa la afuray qaar ka mid ah howl-wadeenka olilihiisa doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada G...
24/04/2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland,halkaas oo uu uga qeyb galayo shir caalami ah oo ku saabsan abaaraha ba’an ee ka jira Geeska Afrika, si gaar ahna diiradda loogu saarayo xaaladda abaarta ee ka jirta Somalia.

kulankan oo ay ka soo qeyb gali doonaan madax sarsare iyo wasiirro ka kala socda dalalka deeq bixiyaasha ah ayuu Ra'iisul Wasaaruhu ka jeedin doonaa khudbad ka turjumaysa xaaladda bini’aadannimo ee dalka ka jirta ee ka dhalatay abaaraha ba’an ee dalka ku dhuftay.

Ka qeyb galka Ra’iisul Wasaaraha ee Shirka Geneve ee arrimaha abaaraha, xilli ay gebogebo mareyso howsha doorashada ee uu hormuudka u yahay, ayaa muujinaya sida ay uga go’an tahay in indhaha Beesha Caalamka lagu soo jeediyo xaaladda abaareed ee dalka ka taagan si loogu gurmado shacabka Soomaaliyeed ee tabaaleysan.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Ra’iisal Wasaaraha XFDS Mudane Maxam...
24/04/2022

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Ra’iisal Wasaaraha XFDS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa la kulmay Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo masuuliyiin kale .

𝐂𝐄𝐄𝐋𝐖𝐀𝐀𝐐: Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa gaaray Degmada Ceelwaaq ee gobol...
24/04/2022

𝐂𝐄𝐄𝐋𝐖𝐀𝐀𝐐: Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa gaaray Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo si uu ugu kuur galo doorashooyinka deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee kasocda Degmada Ceelwaaq.

24/04/2022

Xamarwi photography

24/04/2022
Xasiloonida iyo Kashaqaynta Amniga Caabudwaaq waa mid aan dhinacna loo dhafi karin, Cid walba oo isku dayaysa inay Car q...
24/04/2022

Xasiloonida iyo Kashaqaynta Amniga Caabudwaaq waa mid aan dhinacna loo dhafi karin,

Cid walba oo isku dayaysa inay Car qaladeyso ama Siyaasadeyso Amniga Dagmada haka wan towdo hana ogato bulshaduna waa lasocotaa.

Address

Maxamed Xasan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamarwi photography posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category