Al Huda Media

Al Huda Media alhuda studio is for promotion design and videography

05/12/2025

"Dhinacaaga U Tudho Hana Ka Qayb qaadan..." Sh Maxamed Haybe
Al Huda Media

Munaasibad ballaadhan oo ay Hayádda Al - Huda u qabatay furitaanka Medina Noura Bint Jaber Al Thani , deeegaanka Qalax ,...
04/12/2025

Munaasibad ballaadhan oo ay Hayádda Al - Huda u qabatay furitaanka Medina Noura Bint Jaber Al Thani , deeegaanka Qalax , Hargeysa
Al Huda Media

04/12/2025
Hay'ada alhuda ayaa 31 qoys oo agoona manta ku wareejisay guryo loo dhisay Magalada ayaa kakooban dugsi,dhaqtar,guryo,ma...
04/12/2025

Hay'ada alhuda ayaa 31 qoys oo agoona manta ku wareejisay guryo loo dhisay

Magalada ayaa kakooban dugsi,dhaqtar,guryo,masjid , suuq loogutala galay inay ka adeegtaan dadka deeganku

SAWIRO:Xafladda sanad-dugsiyeedka 2024/2025 iyo abaalmarinta ardaydii kaalmaha h**e ka galay sanad-dugsiyeedkan dhammaad...
22/09/2025

SAWIRO:Xafladda sanad-dugsiyeedka 2024/2025 iyo abaalmarinta ardaydii kaalmaha h**e ka galay sanad-dugsiyeedkan dhammaaday Ee Dugsiga Sare Al-Jamaal Secondry

Sawiro : Machadka Raaid ayaa booqasho ku tagay Jaamacadda weyn ee Al-Huda, halkaas oo ay barnaamij muxaadaro ah ku qatee...
11/09/2025

Sawiro : Machadka Raaid ayaa booqasho ku tagay Jaamacadda weyn ee Al-Huda, halkaas oo ay barnaamij muxaadaro ah ku qateen gudaha maktabadda jaamacadda.

28/08/2025

Kalmadii uu ka jeediyay Xafladda Sanadlaha ah ee Dugsiga Al-Jamaal, Maamule Axmed – Maamulaha Dugsiga Hoose/Dhexe ee Al-Jamaal.

28/08/2025

Amaan Hooyo oo ka soo yeedhaya Gabar Yar Cajiib!

27/08/2025

Sheikh Ciise Yousuf (Guddoomiyaha Xafiiska WaxbarashadaHaayadda Alhuda) ayaa maanta ka jeediyay kalmado qiimo leh xafladdii furitaanka sanad-dugsiyeedka cusub ee Dugsiga Al-Jamaal.

SAWIRO:Xafladda sanad-dugsiyeedka 2024/2025 iyo abaalmarinta ardaydii kaalmaha h**e ka galay sanad-dugsiyeedkan dhammaad...
27/08/2025

SAWIRO:Xafladda sanad-dugsiyeedka 2024/2025 iyo abaalmarinta ardaydii kaalmaha h**e ka galay sanad-dugsiyeedkan dhammaaday Ee Dugsiga Hoose/Dhaxe Al-Jamaal .

SAWIRRO: Xafladda Furitaanka Boodhinka Gumar.Haayadda Al-Huda ayaa si rasmi ah u furtay boodhinka Gumar, xafladdana waxa...
25/08/2025

SAWIRRO: Xafladda Furitaanka Boodhinka Gumar.

Haayadda Al-Huda ayaa si rasmi ah u furtay boodhinka Gumar, xafladdana waxa ka soo qayb galay masuuliyiin, marti sharaf iyo bulshada deegaanka.

📸Sakariye Gudaal

17/08/2025

Maherka Mustafe Sh Abdalla & Hafsa Sh abdinasir– 💍✨💖

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Huda Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category