27/10/2026
ROGAINE MINOXIDIL FOAM
(KA SAAWIR TIMO LA'AANTA NOO NA TA BOOQO SAHAL SUUQ ONLINE! 💆♂️💆♀️✨)
Ma ka walwalsan tahay timo daadashada? Ma rabtaa inaad dib u soo ceshato kalsoonidaadii iyo dhumucdii timahaaga ama gadhkaaga? Waxaan kuu haynaa xalkii ugu fiicnaa ee la tijaabiyey! 🌟
Waa maxay faa'iidooyinka Minoxidil Foam?
✅ Kicinta daldaloolada timaha: Waxay dib u soo nooleysaa unugyada timaha ee daciifay si ay timo cusub u soo baxaan.
✅ Joojinta daadashada: Waxay si dhab ah u joojisaa timo-daadatada dabiiciga ah ama dhaxal-galka ah.
✅ Badinta iyo dhumucda timaha: Waxay timaha ka dhigtaa kuwo ka dhumuc weyn, ka buuxa, oo caafimaad qoba.
✅ Kobcinta Gadhka iyo Indha-ku-garaadka: Aad u fiican ragga raba inay gadhka ama shaaribka ka soo saaraan ama ka bajiyaan!
Natiijo muuqata waxaad ku helaysaa muddo gaaban gudaheed! 🕒
Faahfaahin dheeri ah:
📍 Goobta (Location): Hargeisa
📞 Nagala soo xidhiidh Nuunbarkan: 063-4627592