05/03/2026
Machad khaliil Ibnu axmad AL Faraahiid Ayaa maanta Gudaha dagmada Godinlabe ee Gobolka Galguduud ka daah furay Tartanka Quraanka kariimkaa ee bisha barakeeysan ee Ramadaan
Tartankaas oo u dhaxeeya ardayda dhigata Machadka khaliil ibnu Axmad AL faraahiid
Tartanka waxaa soo qaban qaabiyay maamulka iyo macalimiinta Machadka khaliil ibnu Axmad AL Faraahiid