15/08/2024
Ama seexo oo toos
Ama socod ku maaree
Ama sado ku doondoon
Ama silic u qoondee
Kolay seefta maalmuhu
Way ku saafi doontaa
Hadii cududiyo laxaadku tirmaan
Caqliga taliyaa ismuu dhimine
Naftaydaay tamariyo hibaad leedahay
Burco
45831
Be the first to know and let us send you an email when Khaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
Send a message to Khaawi: