12/06/2026
Bismillaahi Raxmaani Raxiim.
TACSI TIIRAANYO LEH
قال الله تعالى: "يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ ارْجِعِي إِلَى رَبِّكِ رَاضِيَةً مَرْضِيَّةً فَادْخُلِي فِي عِبَادِي وَادْخُلِي جَنَّتِي”
Imaan Xassan Axmed waxa uu ahaa mid kamid ah imaam yadii masjid faadumo Soo maray Iyo macalimiintii wax ka soo dhigay qura’anka Xaafada masjid faadumo
waxay Alle uga baryeynaa Marxuumka in uu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna uu ka siiyo ehelkii iyo dhamaan umada soomaaliyeed
Aamiin ................. Aamiin ................... Aamiin.