03/06/2026
Asc wr wb.
📢 ogaysiis ogaysiis ogaysiis.
.waxaa la ugaysiinayana yaa bulshawaynta
soomalieed ee kudhaqan dafa calamka ku dhaqan
in lafuray xarun cusub uu lagu baranayo kalaamka
alle qaab online.
📚 hadaba casharada laqaadanayo waxaan kamid
ah dugsiga durul taqwiim.
1: xifdinta quraanka kariimka ah
2: hingaada luqada carabiga
3: barashada daraasaadka islaamka iyo
shareecada
4: Adkaarta iyo ducooyinka
5: cilmiga diiniga ah.
Wixii faahin dheeraad ah Kala xirii numberakan:
+252905479725
https://wa.me/252905479725