Faaruuq Media

Faaruuq Media Faauuq Media

 : Maamulka Degmada Boosaaso oo Cadaadis ku Haya Hooyooyinka Danyarta ahMaalmihii u dambeeyay waxaa isa soo tarayay caba...
16/02/2026

: Maamulka Degmada Boosaaso oo Cadaadis ku Haya Hooyooyinka Danyarta ah

Maalmihii u dambeeyay waxaa isa soo tarayay cabashooyin ka imanaya hooyooyin ganacsato ah oo laga raray goobihii ay ku ganacsanayeen gudaha magaalada Boosaaso xarunta ganacsiga ee Puntland.

Hooyooyinkan oo intooda badan ah kuwo danyar ah isla markaana ku tiirsan ganacsigooda yar si ay u quudiyaan carruurtooda, ayaa si lama filaan ah looga qaaday goobihii ay ku shaqeysanayeen.
Sida ay sheegeen qaar kamid ah hooyooyinka
Tallaabadan ayaa loo arkaa mid si toos ah u saameyneysa nolol maalmeedka qoysas badan iyadoo la tuhunsan yahay in goobihii laga raray loo wareejiyay dad kale oo dano gaar ah leh
Arrintan waxay dhalisay caro iyo dood bulsho oo ku saabsan sida maamulka degmadu ula macaamilayo ganacsatada yaryar
Bulshada Boosaaso waxay isweydiinayaan
Halkee ayay ku dambeynayaan hooyooyinkii danyarta ahaa?
Waxaa lagama maarmaan ah in maamulka degmada uu si degdeg ah uga jawaabo cabashooyinka jira, isla markaana uu helo xal waara oo aan lagu dulmin hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku halgamaya nolol maalmeedkooda.
Cadaaladdu waa tiirka horumarka. Haddii aan la ilaalin xuquuqda dadka danyarta ah horumar dhab ah ma jiri karo

The president of Venezuela, Nicholas, was arrested 7 minutes before the attack, where he had been fighting for two years...
04/01/2026

The president of Venezuela, Nicholas, was arrested 7 minutes before the attack, where he had been fighting for two years.

Sometimes Somalis are successful and sometimes even Africans are proud of Aydid ❤️ is the debate on X-twitter

- When you look at it differently, even if you say it is over

Ciidanku waxay gacanta ku dhigeen Madaxii hagista GPS-yada ee Argagixisada Daacish, Kaasi oo la qabtay isagoo firxad ah....
22/11/2025

Ciidanku waxay gacanta ku dhigeen Madaxii hagista GPS-yada ee Argagixisada Daacish, Kaasi oo la qabtay isagoo firxad ah. Ninkan oo u dhashay dalka Moroco ayaa magaciisa ku sheegay Cabdirixiin Ibnu Borosa. Wasiirka Ganacsiga Axmed Shire ayaa gaaray goobta ninkan lagu qabtay.

  || Waxa magaalada Bosaso ka qabsoomay kulan ay isugu yimaamdeen qaar ka mid ah Odayaasha, Aqoonyahanka, Indheergaradka...
03/10/2025

|| Waxa magaalada Bosaso ka qabsoomay kulan ay isugu yimaamdeen qaar ka mid ah Odayaasha, Aqoonyahanka, Indheergaradka, Beesha Cali Jibraahiil oo kamida beelaha dega gobolada Puntland

Hambalyo Madaxweynaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali iyo Madax...
30/08/2025

Hambalyo Madaxweynaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali iyo Madaxweyne Kuxigeenka cusub Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil.

Hoggaanka la doortay ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari waxaan Eebbe uga baryayaa in uu u fududeeyo masuuliyadda adag ee loo doortay oo ay ugu horreyso dhammaystirka dhismaha hay'adaha dowladeed, xoojinta midnimada iyo wadajirka bulshada deegaanka, adkaynta amniga iyo xaqiijinta hiigsiga dadja deegaanka.

Sidoo kale, waxaan bogaadinayaa Xildhibaannada, Guddoonka iyo Guddiga Doorashada, musharrixiinta iyo laamaha amniga, anigoo ku adkeynaya bulshada iyo hoggaanka Waqoogi Bari in ay adkeeyaan midnimada iyo wadashaqeynta ku aaddan nabadda iyo horumarka.


DHAMMAAD

xulka Gobolka bari oo noqday xulkii ugu horreeyey usoo baxa  semifinalka koobka gobolada puntland.
16/12/2024

xulka Gobolka bari oo noqday xulkii ugu horreeyey usoo baxa semifinalka koobka gobolada puntland.

Bari Waa Brazil .🇧🇷 G.Bari ayaa 1-0 uga badisey G.sanaag
13/12/2024

Bari Waa Brazil .🇧🇷

G.Bari ayaa 1-0 uga badisey G.sanaag

Qucle Jr ayaa kasoo muuqdey tababarka xulka gobolka Sanaag .xidigaan ayaa kamid ah ciyaartoyda ugu wanaagsn ee ka  dhees...
09/12/2024

Qucle Jr ayaa kasoo muuqdey tababarka xulka gobolka Sanaag .
xidigaan ayaa kamid ah ciyaartoyda ugu wanaagsn ee ka dheesha Somaliland.

Hanblyo bowe ilaahy cilmiga bartay ha kugu anfaco adiga dadlka iyo dadkba
15/12/2023

Hanblyo bowe ilaahy cilmiga bartay ha kugu anfaco adiga dadlka iyo dadkba

Waxa igu wa heliYa Lacib   Full respect inta kubada ciyrta 🫡
09/11/2023

Waxa igu wa heliYa Lacib

Full respect inta kubada ciyrta 🫡

17/12/2022

Qiso xanuun badan :- Bal daawo qisada murugada leh ee gabadhan yar ku dhacday.

21/11/2022

Wiilkii Qur’aanka ku furay Koobka Aduunka oo Gaalada ka yaabsaday, Hesihii & Tumashadii waxa bedelay Qur’aan (Qatar oo sharaf Muslimiin difaacday)

Address

Boosaaso

Telephone

+252906500198

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faaruuq Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share