Dayax Production

Dayax Production Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dayax Production, baydhabo, Baydhabo.

Maxaa lagu xulan karaa Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Shaca...
17/06/2026

Maxaa lagu xulan karaa Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS?

✅ Kartida Isku Haynta Bulshada – Awood u leh mideynta iyo isu soo dhoweynta qeybaha kala duwan ee bulshada iyo siyaasadda.

✅ Degganaansho Siyaasadeed – Leh khibrad iyo miisaan siyaasadeed oo gacan ka geysan kara xasilloonida iyo wada-shaqeynta hay’adaha dowladda.

✅ Hoggaan Wanaagsan – Ku suntan hoggaan hufan, daacadnimo, iyo go’aan qaadasho masuuliyadeed.

✅ Codkar, Firfircoon iyo Hal-abuur Leh – Leh karti uu ku hoggaamiyo doodaha, ku dhiirrigeliyo isbeddelka, una hormariyo shaqada Baarlamaanka.

✅ Horumarinta Xirfadaha iyo Tayeynta Shaqada Baarlamaanka – Dadaal u geli kara kor u qaadista aqoonta, wax-soo-saarka, iyo hufnaanta howlaha Baarlamaanka.

✅ Xoojinta Kala Dambeynta, Nidaamka iyo Sarreynta Sharciga – Ka shaqeyn kara ilaalinta habraacyada Baarlamaanka iyo adkeynta ku dhaqanka Dastuurka iyo sharciyada dalka.

Wa Markeena 🗳️

𝗕𝗮𝘆𝗱𝗵𝗮𝗯𝗼 𝗝𝘂𝗻𝗲 𝟭𝟯_𝟮𝟬𝟮𝟲 Guddoomiye Ku-xigeenka cusub ee Amniga iyo Arrimaha Siyaasadda, degmada Baydhabo mudane Faysal Moh...
13/06/2026

𝗕𝗮𝘆𝗱𝗵𝗮𝗯𝗼 𝗝𝘂𝗻𝗲 𝟭𝟯_𝟮𝟬𝟮𝟲

Guddoomiye Ku-xigeenka cusub ee Amniga iyo Arrimaha Siyaasadda, degmada Baydhabo mudane Faysal Mohamed Duuble ayaa ka qayb galay Kulan Looga Hadlay Amniga, Nadaafadda iyo Hormarinta Dakhliga Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo.

Kulan kaan oo shir gadominaayey
Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Sate) ayaa sido kale waxaa ka qeyb galay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada, Guddoomiyaha Haweenka, Xoghayaha Dowladda Hoose, Agaasimeyaasha Dowladda Hoose iyo Guddoomiyeyaasha Tobanka Xaafadood ee degmada Baydhabo.

Kulanka Ayaa Si weyn loogu Soo dhaweyey Hogaamiyaha Cusub ee Dowladd Goboleedka Koonfurgalbeed Mudane Shekh Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe (Shekh aadan Madoowe)

Intii uu kulanku socday, Guddoomiyeyaasha Xaafadaha ayaa warbixin ka bixiyay xaaladaha amniga iyo arrimaha bulshada ee xaafadahooda, iyagoo sidoo kale ka hadlay dadaallada lagu xoojinayo nadaafadda deegaanka iyo kor u qaadista wacyigelinta bulshada.

Kulanka waxaa sidoo kale lagu falanqeeyay xaaladda guud ee nadaafadda magaalada, caqabadaha jira iyo sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta ka dhexeysa Dowladda Hoose, maamulka xaafadaha iyo bulshada si loo helo magaalo nadiif ah oo bilicsan.

Dhanka kale, mas’uuliyiinta Dowladda Hoose ayaa si qoto dheer uga dooday arrimaha canshuuraha iyo istaraatiijiyadaha lagu hormarinayo dakhliga Dowladda Hoose, si loo kordhiyo adeegyada bulshada iyo hirgelinta mashaariicda horumarineed ee degmada.

Ugu Dambeyntii Guddoomiyaha Amniga iyo Arrimaha Siyaasadda ee Degmada Baydhabo ayaa dhankiisa la dardaarmay dhammaan waaxyaha Dowladda Hoose iyo maamulka xaafadaha Asigo faray inay laba jibbaaraan dadaallada lagu sugayo amniga, lagu ilaalinayo nadaafadda magaalada iyo kor u qaadista dakhliga Dowladda Hoose si loo gaaro horumar waara oo ay ka faa'iideystaan shacabka degmada Baydhabo.

29/04/2026

Xildhibaan Hassan Ibrahim Issack
Iyo xisbigiisa Qaran

22/04/2026

Xoghayaha warbaahinta & Xiriirka Dadweynaha Ururka dhalinyarada Talo Qaran dowladda konfur Galbeed Ayaa ku bogadiye bulshada ku nool Magaalada Baydhabo isbadal siyaasadeed cusub IYO horumarka Dalka
Hassan Ibrahim Issack
Wll Rahuul
Walal Moha Cazani Duceysane Daacad

18/04/2026

Bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo ayaa more see

Shaley waxaa kulan muhiim ah yeeshay Odaayasha iyo dhalinyarada beesha geelidle gaarhan jufada awow kallan, kaasoo looga...
11/04/2026

Shaley waxaa kulan muhiim ah yeeshay Odaayasha iyo dhalinyarada beesha geelidle gaarhan jufada awow kallan, kaasoo looga hadlay arrimahab isbadalka ka dhacay koonfur galbeed iyo doorashooyinka dalka, gaar ahaan

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii beesha ay door firfircoon uga qaadan lahayd geeddi-socodka dimuqraadiyadda. Iyo doorsheynka heer kasta ah

Intii uu socday kulanka, waxaa la isla gartay in qaato kaararka codeynta iyo in beesha ay yeelato mursharixiin u taagan kuraasta golaha deganka nidaamka

Musharax Xildhibaan Golaha Degaanka Degmada Baydhabo Hassan Ibrahim Issack
10/04/2026

Musharax Xildhibaan Golaha Degaanka Degmada Baydhabo
Hassan Ibrahim Issack

07/04/2026

FANAANKA CABDI NASIIR DALBILE
🎶 HEES CUSUB: “GEESIYOW GEELIDLE”
Weynta Geelidle Geelidle 🔥
2026

Mudane waziir guuleyso
02/04/2026

Mudane waziir guuleyso

02/04/2026

Waziir guuleyso

Address

Baydhabo
Baydhabo

Telephone

+252612554293

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayax Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dayax Production:

Shortcuts

Share