Boqor Idiris Cabdi Dhaqtar

Call Website Contact the business

Boqor Idiris Cabdi Dhaqtar YOONE MANAFADAAYAAN UNIIN MAFADAAN

06/10/2026

Masaajidyada Baydhabo Oo Quraan Akhris Laga Bilaabey, Insha'Allah Shacabka Reer Baydhabo Allah Waxaan Ka Baryeynaa Nabad Waarta.

20/09/2026

Culumada, Bulshada Rayidka, Ganacsatata iyo Siyaasiyiinta Waa Loo Istaagaa in La Joojiyo Dagaalka iyo Colaad Dadka Walaalaha Koonfur galbeed.

20/07/2026

MAGAALADA BAYDHABO REER BAADIYO ISKU DAGAALSAN, OO XABAD ISKU HAYSTO, WAA KUWII YIMID 1990. REER MAGAALKA CAYAARTA FINAL EEKUBAD CAGTA AYEY DAAWANAYAAN CAAWA BAL EEGA.

KOONFUR GALBEED ALLAHA U NAXARIISTO. 26 Golaha  Wasiirada La Magacaabey  3 Wasiir  Ayaa Shahaado Jaamacadeed  Rasmi Hays...
11/07/2026

KOONFUR GALBEED ALLAHA U NAXARIISTO.
26 Golaha Wasiirada La Magacaabey 3 Wasiir Ayaa Shahaado Jaamacadeed Rasmi Haysata.
5 Ka Mid Ah Wasiirada Waxay Haysyaan Shahaado Dugsiga Sare Sida CV yada Ay Kusoo Qorteen,

Laakiin 18 Kale ee Wasiirada ee La Magacaabey Mahaystaan Wax Shahaado Qibrad iyo Aqoon Ah. Waa Baska Jug Soo Dhacey.
Laakiin Aniga Waxaa Iga Talo Ah in Loo Sameeyo Agaasimayaal Tayo Leh oo Qibrad iyo Aqoon Leh.

Sideeeda Kale Hadii Lays Bar Bar Dhigo Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Ee H**e ee Kooxdii Indhaaradeey ee Laftagareen iyo Kuwa Hada La Magacaabey ee Wasiirada Suutka, Kuwaan Ayaa Ka Suut Qurxan Kana Fiican Dhinaca Aqoonta.
Allaha Noo Naxariisto Hadaanu Nahay Reeer Koonfur Galbeed Aamiin .

01/04/2026

WAR DEG DEG AH. KOONFUR GALBEED ALLAHA U NAXARIISTO.

SHARCIGAN WAA MAMNUUC IN SAFIIR TANZAANI U FADHIYA SOOMAALIYA  IYO MID XUBIN KA AH BAARLAMAANKA AFRIKA AY QAYB KA AHAADA...
22/03/2026

SHARCIGAN WAA MAMNUUC IN SAFIIR TANZAANI U FADHIYA SOOMAALIYA IYO MID XUBIN KA AH BAARLAMAANKA AFRIKA AY QAYB KA AHAADAAN ABAABULKA DAGAAL EE KASOCDA KOONFUR GALBEED.

LABADAAS QOF WAXAYNA U KALA SAFTEEN LABADA DHINAC EE ISKA SOO HORJEEDA SIYAASAD AHAAN, WAA NASIIB DARO IN RAG SAFIIRO CAALIMI AH AY HURIYAAN COLAAD SOKEEYE.

DAD SHACAB OO CARUUR IYO HAWEEN U BADAN AYAA KA MID AH DADKA KU DHINTEY DAGAALADA KA DHACEY BAYDHABO IYO AGAGAARAHEEDA.

Shaqsiyaadka Abaabulka Dagaal Wada Waxay Kala Yihiin.Amb ilyas Ali Hassan Oo Ah Safiirka Tanzaani U Fadhiya Soomaaliya iyo Adan Mohamed Nuur Saransoor oo Xubin Ka Ah Baarlamaan Afrika

Labada Hada Waxay Kala Joogaan Buurhakabo iyo Baydhabo. Waxayna Ku Lug Leeyahiin Abaabul Dagaal Ee Hada Socda. Waxayna Wadaan Abaabul Iyo Hurin Colaadeed.

WALAALAYAAL ALLAHA IDIIN ABUUREY KA CABSADA JOOJIYO HURIN IYO COLAADA DAGAAL AAD WADAAN.

MAR WALIBANA XAQA IYO RUNTA KA HADLA .
QOF AAN XAQA KA HADLIN WAA SHEYDAAN .

MAALMAHAN WAXAA WADNAA SIDII LOO JOOJIN LAHAA COLAADA INSHA'ALLAH ANAGA KA AQOONYAHAN AHAAN ANIGOO LAKAASHANAAYO CULUMAA'UDIINKA KOONFUR GALBEED WAXAAN KA SHAQEYNAYNAA JOOJIN COLAAD AMA DAGAALKA DADKA ISLA DHASHEY EE WALAALAHA AH.

ALLAHU AKBAR

WAXQABAD  MADAXWEYNE SOOMAALIYA  PROF. XASAN SHEEKH MAXAMUUD:-1. Burburka kadib Dowlada Soomaaliya oo aheyd  dowlad Kume...
03/03/2026

WAXQABAD MADAXWEYNE SOOMAALIYA PROF. XASAN SHEEKH MAXAMUUD:-

1. Burburka kadib Dowlada Soomaaliya oo aheyd dowlad Kumeel gaar ah ayuu Dowlad Rasmi ka Dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh.

2. Waxuu Hergiliyey Nidaamka Federaalka.

3. Waxay Dowlada Soomaaliya Loo Aqoonsadey Inay Ka Mid Noqdaan oo ay ka qayb galaan Ururrada Caalimiga ee Aduunka,kana mid noqdaan xubno baarlamaanada Aduunka.

4. Hada Dowladiisa waxaa u Qorsheysan in Wadanka oo idil laga hirgiliyo doorasho hal Cod iyo hal qof. Isagoo Fuliyey doorasho Gobalka Banaadir (Hal Cod iyo Hal Qof)

5. Cuni Qabateenka Hubka oo Soomaaliya Laga Qaadey.

6. Dib u habeynta ciidan iyo awoodooda saanad oo kor loo qaadey .

7. Kamid Noqashada Bulshada Bariga Afrika.

8. Miisaanada Dhaqaale ee Dowlada oo horumar laga gaarey ,hadii loo fiiriyo dowladahii ku meel gaarka.

9.Amaanka Muqdisho Waqtigan Xaadarka ah.

10.Deyn Cafinta Soomaliya Hirgashey.

11. Hirgilinta National IDCARD.

12. Taabagelinta In Soomaaliya Shidaal Laga Qodo.

30/01/2026

WAREYSI SAHRO CABDI AXMED IYO IDIRIS CABDI AXMED (TAKTAR)

Address

Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boqor Idiris Cabdi Dhaqtar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Boqor Idiris Cabdi Dhaqtar:

Shortcuts

Share

Category