Hamse Gelqaad

Hamse Gelqaad A somali journalist who brings you news and stories from somalia and the world. Contact :+252907704503

03/06/2026

Muqdisho — dadka ayaa ka guuraya guryaha ay degnaayey casimada aya umuuqata in ay burbur ween galeeso

03/06/2026

Raysal wasaare H**e Xasan ali Khayre ka hadlay weerar lagu soo qaaday sida uu sheegay

“Waxaa annaga oo shir kula jirna ugaaska beesha Murusade iyo odayaasha dhaqanka weerar nagu soo qaaday taliska uu hoggaamiyo Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday. Waxaan Alle ka baryayaa in uu u naxariisto intii ku dhimatay, una boogadhayo intii ku dhaawacantay.

Khasaaro kasta oo ka dhasha falkan waxaa masuuliyaddiisa qaadaya Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday oo na soo weeraray annaga oo diyaargarow ugu jirna bannaanbaxa nabadeed ee berri noo madlan” Ayuu Yiri Ra’isul Wasarihii h**e ee Dalka Xasan Khayre.

03/06/2026

Ustaad abdulqaadir dheere iyo ardaydii imtixaanka ufadhida degma Xingalool oo sheegay in sihabsami leh usocdo imtixaanku

Qore: Sheikh Shuaib Abdisalam" Dulmiga, caddaalad darrada, Xadgudubka farjiga ah, xoolo xaaraana oo lacuno, xaasidnimada...
03/06/2026

Qore: Sheikh Shuaib Abdisalam

" Dulmiga, caddaalad darrada, Xadgudubka farjiga ah, xoolo xaaraana oo lacuno, xaasidnimada, salaad la'aanta, xaq sheegid la'aanta, iyo dhammaan dunuubta alle laga galo roobabka ayay yareeyaan "

War hooy Soomaaliyeey aan dunuubta ka dheeraanno s'aannaan roobka uwaayin "

03/06/2026

Taliye cawil abdulqadir

03/06/2026

Amaanduulaha ciidamada dowlada puntland huseen dheere ayaa kalmado dardaaran ah siiyey ardayda kasoo baxdey imtixaanka sakaa isagoo faray in ay mustaqbal kooda inanay xumeen iyo samcada magalada

03/06/2026

Agaasime waxada Qorsheenta wasarada waxbarashada puntland ahna kusimaha agasimaah guud ee wasarada waxbarashada sadiiq Qalib ayaa saka kormeer ku yemi Degmada Xingalool ee Gobolka sanaag Agaasimaha ayaa kormeeray xarunta lagu Galiyey imtixaanka shahaadiga ah ee dowlada

Sawiro|| Garaadka Guud ee beelaha bihidoor ayaa sodhaween ween lagu sameeyey duleedka degmada Xingalool Garadka ayaa mud...
02/06/2026

Sawiro|| Garaadka Guud ee beelaha bihidoor ayaa sodhaween ween lagu sameeyey duleedka degmada Xingalool Garadka ayaa mudo ku maqnaa magalada madaxda somali muqdisho

02/06/2026

Xingalool Qofkasta oo yemaada koboceeda iyo h**e markeeda waa ku farxaa ikse qofkasta ee yemada wuxu sheega in magaladu koronta ay ka dayacan thy

02/06/2026

Hablihii rer Xingalool oo ciyaar dhaqameed kusoo dhaweyey Garaadkoodii

Address

Badhan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamse Gelqaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamse Gelqaad:

Share