Xidig Yare

Xidig Yare Ku soo dhawoow barta Abwaan Xidig, waxaan ahay camera man,editor-habeynta iyo qurxinta muuqaalada!

12/01/2026
Eid wngsn Asxpta✌️
06/06/2025

Eid wngsn Asxpta✌️

02/06/2025

Asalaamu Caleykum dhamaan,Ku soo dhowaada boggayga cusub!Waxaan jeclaan lahaa inaad igu taageertaan adinkoo follow igu sii raacaya, una sii share gareynaya boggan si asxaabtiina ay u arkaan.Taageeradiinnu waa ii muhiim — Mahadsanidiin! ❤️🙏

📸 Maanta oo ah 29 May 2025 waxaan rasmiyan furay page-gan cusub, waana talaabo muhiim ah oo aan qaaday si aan u muujiyo ...
29/05/2025

📸 Maanta oo ah 29 May 2025 waxaan rasmiyan furay page-gan cusub, waana talaabo muhiim ah oo aan qaaday si aan u muujiyo quruxda iyo qiimaha bulshadeena Soomaaliyeed ee ku nool Kenya.

Ujeedkaygu waa in aan soo gudbiyo muuqaallo saameyn leh, kuwaas oo ka tarjumaya: ✨ Dhaqanka
✨ Quruxda deegaanka
✨ Hal-abuurka dhalinyarada
✨ Iyo sheekooyinka dhiirigelinta leh

Waxaan ahay camera maan ama muuqaal duube iyo habeeye muuqaal – diyaar u ah inaan qabto muuqaal kasta oo qiimo leh, nooc kasta ha ahaadee.

🙏 Fadlan i taageer adigoo like & follow ku saaraya page-ka, si aan u helo garab iyo cod igu filan oo aan ku gaadho dadkayga qiimaha leh.

Ku soo biir safarka muuqaalka! 📷
Mahadsanidiin ❤️

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidig Yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category