29/08/2025
Waaxda dambibaarista waddanka Kenya ayaa hooyoyinkan Somaaliyed soo qabatay iyagoo wadaan lacago dollar been ah. Fake dollar.
Lacagahan waxay gaarayaan 560,000 oo dollar, una dhiganta 70 milyan oo shilin.
Halka lagu hayo wa magaalada Nairobi waxaana lakala yiraahda Ifrax iyo Qamar.
Sawirradooda ayaa lagu baahiyey baraha bulshada.
Jimco wanaagsan