Athem

Athem Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Athem, Photographer, Accra.

Ha ku tirsanan qof kale. Naftaada ayaa ah ballanqaadka ugu xasilloon ee kuu horseedi kara Guul iyo ama Horumar🩵
09/02/2025

Ha ku tirsanan qof kale. Naftaada ayaa ah ballanqaadka ugu xasilloon ee kuu horseedi kara Guul iyo ama Horumar🩵

Ha u oggolaan in cabsida guuldarradu ay ka weynaato xiisahaaad u qabto guusha
10/12/2024

Ha u oggolaan in cabsida guuldarradu ay ka weynaato xiisaha
aad u qabto guusha

Farxaddu maaha in aad hesho wax ka badan inta ay dadku haystaan, balse waa in aad qanco in ka badan inta ay dadku ku gan...
26/07/2024

Farxaddu maaha in aad hesho wax ka badan inta ay dadku haystaan, balse waa in aad qanco in ka badan inta ay dadku ku ganacsan yihiin❤️‍🔥

26/07/2024
Qofna si joogto ah kuulama joogidoono ee baro in aad ka gudbi karto kaligaa Caqabadaha Nolosha❤️
27/06/2024

Qofna si joogto ah kuulama joogi
doono ee baro in aad ka gudbi karto kaligaa Caqabadaha Nolosha❤️

Happy idependence day🇸🇴🇸🇴❤️
25/06/2024

Happy idependence day🇸🇴🇸🇴❤️

Dhagax taabashoiyo tuujin waaisugu mid🤘
23/04/2024

Dhagax taabasho
iyo tuujin waa
isugu mid🤘

Bar Qalbigaga in uu aqbalo niyad jabka,waayo waxaad kala kulmi kartaa dadka aad jeceshahay ama kuu dhow🤍
22/04/2024

Bar Qalbigaga in uu aqbalo niyad jabka,
waayo waxaad kala kulmi kartaa dadka aad jeceshahay ama kuu dhow🤍

Eid wngsan All muslims✨🕋
10/04/2024

Eid wngsan All muslims✨🕋

  WAA HALGAN NAFTU WAA AMAANO WAKHTIGU WAA HADIYAD 📸⏱🔥❣
28/08/2023

WAA HALGAN NAFTU WAA AMAANO WAKHTIGU WAA HADIYAD 📸⏱🔥❣

Address

Accra
24,TM

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Athem posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category