Hamse Gelqaad

Hamse Gelqaad A somali journalist who brings you news and stories from somalia and the world. Contact :+252907704503

27/06/2026

Furitaanka kal fadhiga 6aad we golaha degaanka Degmada Xingalool waxa hada soo gadhay hoolka kal fadhigu kasocdo musharax abdixakiin Qawaare

27/06/2026

Furitaanka kal fadhiga 6aad we golaha degaanka Degmada Xingalool waxa hada soo gadhay hoolka kal fadhigu kasocdo musharax maxmuud dhaashane

26/06/2026

DEGDEG Gudida doorashada Gudoomiha Golaha deegaanka degmada Xingalool ayaa soogaba gabeesay Qabashada araajida musharaxiinta utaagan Gudoomiyaha degmada Xingalool

Xingalool xildhibaan musharax gudoomiyaha degmada xingalool ahna duqa degmada usharaxan maxamuud abdullaahi siciid (dhaa...
26/06/2026

Xingalool xildhibaan musharax gudoomiyaha degmada xingalool ahna duqa degmada usharaxan maxamuud abdullaahi siciid (dhaashane)
Ayaa qaaty shahaada musharaxnimo

26/06/2026

Musharax Gudoomiye maxamuud abdullaahi siciid (dhaashane) ayaa Qaatay shahadada gudoomiyah degmada Xingalool

Xingalool xildhibaan musharax gudoomiyaha degmada xingalool ahna duqa degmada usharaxan Abdiwaxid maxamuud diirye ayaa n...
26/06/2026

Xingalool xildhibaan musharax gudoomiyaha degmada xingalool ahna duqa degmada usharaxan
Abdiwaxid maxamuud diirye ayaa noqday mushaxa ugu horeeyey ee qaatay shahaadada musharaxnimo

Xingalool xildhibaan musharax gudoomiyaha degmada xingalool ahna duqa degmada usharaxan Cabdixakiin Axmed maxamed ayaa n...
26/06/2026

Xingalool xildhibaan musharax gudoomiyaha degmada xingalool ahna duqa degmada usharaxan
Cabdixakiin Axmed maxamed ayaa noqday mushaxa ugu horeeyey ee qaatay shahaadada musharaxnimo

26/06/2026

Musharax Gudoomiye abdixakiin axmed Maxmed ayaa Qaatay shahadada gudoomiyah degmada Xingalool

25/06/2026

Xingalool waxaa lagu qabtay kulan dood cilmiyeed ah oo uu soo qabanqaabiyay Ururka Dhalinyarada ee Ugub Youth Development. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray mowduuca ‘Maxay ardaydu waxbarashada uga haraan, sideese loo abuuri karaa jiil ku dhagan waxbarashada?’. Ka qaybgalayaashu waxay is dhaafsadeen fikrado iyo talooyin ku saabsan sababaha keena in ardaydu waxbarashada ka haraan iyo hababka lagu dhiirrigelin karo jiil jecel kana go’an waxbarashada.”

24/06/2026

Aroos wardheer ahmed khayr iyo farduus

Address

Badhan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamse Gelqaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamse Gelqaad:

Share