Naani Kaambo Production

Call Directions Website

Naani Kaambo Production Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Naani Kaambo Production, Povey Cross Road, Gatwick, Mogadishu.

Abdulkadir Muse Osman Sports Media | Photography | Videography
Covering Somali Football & Sports
Drone • Video Production • Sports News
Promoting Somali Sports to the World

Gift And shibis 🤝🔥
09/11/2026

Gift And shibis 🤝🔥

The Boss 🙆🏻‍♂️💪
08/11/2026

The Boss 🙆🏻‍♂️💪

🇸🇴 GHANA! 🇬🇭✈️
08/11/2026

🇸🇴 GHANA! 🇬🇭✈️

TACSI TIIRAANYO LEHInnaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ciyaaryahan Abdirashid ...
08/11/2026

TACSI TIIRAANYO LEH

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ciyaaryahan Abdirashid Yasin Cali Cilmi (Inyasta ) oo ka mid ah ciyaartoyda xulka qaranka Soomaaliya ee U15, kaddib geeridii ku timid aabbihiis YASIIN CALI CILMI .

Waxaan Alle uga baryeynaa marxuumka inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, qabrigiisana u waasiciyo, dambigiisana dhaafo.

Sidoo kale, waxaan samir iyo iimaan ka siineynaa ciyaaryahan Abdirashid Yasin Cali, qoyskiisa, ehelkiisa iyo dhammaan qaraabadii uu ka baxay.

Alle ha u naxariisto Aabo , samir iyo iimaanna Alle haka wada siiyo. Aamiin Aamiin.

✈️ Xulka Qaranka Waaweyn ee Soomaaliya ayaa Galabta  ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde,iyago...
07/11/2026

✈️ Xulka Qaranka Waaweyn ee Soomaaliya ayaa Galabta ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde,
iyagoo ku sii jeeda dalka Ghana, halkaas oo ay uga qeybgalayaan isreebreebka Koobka Qaramada Afrika ee AFCON 2027.

07/11/2026

🙆🏻‍♂️Kaxda Sanaaa 🤣🤣

Dhuusamareeb oo caawa martgelineysa ciyaar kubadda cagta ee u dhaxwysa wariyaasha Dhuusamareeb Vs Wariyaasha Muqdisho. I...
07/11/2026

Dhuusamareeb oo caawa martgelineysa ciyaar kubadda cagta ee u dhaxwysa wariyaasha Dhuusamareeb Vs Wariyaasha Muqdisho.
I aamin kuwa dhusa mareeb wax kuma dhex jiraan haduu shaafka joogin

07/11/2026

🙆🏻‍♂️laki miyaa aqoon miyaa kaly adi le sheeg 😳 Waxaan soo xasuustay saaxibkie Abshir shuluq

06/11/2026

Garsoorka Ma qaldan yahay mise wuu saxan yahay inuu foulkan dhigo ayadoo jaanis goal lagu dhaliyo furan tahay

06/11/2026

🙆🏻‍♂️ international 🫂

Address

Povey Cross Road, Gatwick
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naani Kaambo Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share