Baqdad Image

Baqdad  Image Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baqdad Image, Photographer, Qable 10, Jijiga.

Rucla oradka waayaha Nina waa u reys qabow Nina waa u raran kuleyl Galab Wanagsan 👋
26/08/2026

Rucla oradka waayaha
Nina waa u reys qabow
Nina waa u raran kuleyl
Galab Wanagsan 👋

Macno badan waxan ku Lahayn ha Isku mawelin ❤️
30/07/2026

Macno badan waxan ku Lahayn ha Isku mawelin ❤️

Noqo Ruux Dhalliluhu siiDhiiri galiyaanFallowda Iyo Liketa So dadiya insha allah mnsha allh😀
19/07/2026

Noqo Ruux Dhalliluhu sii
Dhiiri galiyaan

Fallowda Iyo Liketa So dadiya
insha allah mnsha allh😀

Aad ayan oga mahad celinaya Jigjiga Networking Night Wa Haben Muhiim ah oo ay iskugu imanayan dadyaw kala duwan oo bulsh...
09/07/2026

Aad ayan oga mahad celinaya Jigjiga Networking Night Wa Haben Muhiim ah oo ay iskugu imanayan dadyaw kala duwan oo bulshada tirar kala duwan ugu jira ❤️

Baqdaad Mohamed Abdi Waa mid ka mid ah martida Jigjiga Networking Night.

Dantaada ogow nin ragga waa u waano, doqona waa u cay.!
05/05/2026

Dantaada ogow nin ragga waa u waano, doqona waa u cay.!

Buugga Naafanimo waa maanka oo uu qoray  walaalkeen Ahmed Abdi mar h**e ayuu baaqday oo uu waayay qof u imaada, insha al...
20/04/2026

Buugga Naafanimo waa maanka oo uu qoray walaalkeen Ahmed Abdi
mar h**e ayuu baaqday oo uu waayay qof u imaada, insha allaah markan waxaan rajeynaynaa qof walba oo inaga mid ah inuu kasoo garab muuqdo walaalkeen Ahmed.

Walaalkeen waa in aynu u kacno, Waa in uu darreemo in cudud garab taagan jirto.

Wakhtigu waa Caawa bacdal Maqrib oo ay taariikhdu tahay 20-ka April Goobtuna waa Duule Hotel.📍

Waxaan wada shaqayn buuxda kala shaqeyay goob ganacsi oo magacedu yahay  Hadiya Cafe and Conference Halls .Anagoo  xooga...
18/04/2026

Waxaan wada shaqayn buuxda kala shaqeyay goob ganacsi oo magacedu yahay Hadiya Cafe and Conference Halls .

Anagoo xooga sarayna sawirro cuntooyinka café-ga, cabitaannada, iyo muuqaalka guud ee goobta.

Waxaan u ababulanahy inan dirada saarno soo bandhigida quruxda iyo tayada goobaha ganacsiga si soo jiidasho leh oo macmiil cusub keeni karta.
Haddii aad rabto sawirro xirfad leh ama muqUL Tayaysan oo ganacsigaaga kor u qaadaya —waan ka cawin karna anagoo kashanenayna xirfadayada iyo wayo aragnimadayada shaqo.


Hadiya Cafe and Conference

16/04/2026

Fallowda Dhig hadad muqaalka dawatay 😅

17/03/2026

Jawiga jigjiga ❤️

Address

Qable 10
Jijiga
2020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baqdad Image posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category