Jilani photographer

Jilani photographer Jilani travel My name is hassan moussa my professional photographer and videographer

Ugaas Mustafe Maxammed Ibraahim iyo  Ayaa raysal wasaaraha  Dr, Abiy Ahmed Ali  ku Soo dhaweeyay dire dhawa Galabta. Jil...
08/03/2026

Ugaas Mustafe Maxammed Ibraahim iyo Ayaa raysal wasaaraha Dr, Abiy Ahmed Ali ku Soo dhaweeyay dire dhawa Galabta.
Jilani photographer

Ismaรฏl Omar Guelleh ayaa khadka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Kuweyt, Sheikh Sabah Khaled Al-Hamad Al Sabbah.Mada...
04/03/2026

Ismaรฏl Omar Guelleh ayaa khadka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Kuweyt, Sheikh Sabah Khaled Al-Hamad Al Sabbah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa gaarsiiyay taageero buuxda oo dhamaystiran oo ka timid shacabka iyo dowladda Jabuuti walaalahooda Kuweyt, xilli ay dalkaas iyo inta badan waddamada Khaliijka Carbeed wajahaan weerarro hubeysan oo soo noqnoqday, kuwaas oo sii hurinaya colaadda ka taagan Bariga Dhexe.

Muujinta garab-istaaggaas ayaa timid kadib wada-hadal telefoon oo uu Madaxweynaha la yeeshay fiidnimadii Arbacada Dhaxal-sugaha Kuweyt.

Intii uu socday wada-hadalku, waxaa diiradda lagu saaray isbeddellada xaaladda amni ee Kuweyt iyo guud ahaan dalalka Khaliijka Carbeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madaxbannaanida iyo karaamada dowladnimada dal kasta, isla markaana la dhowro xuduudaha iyo xuquuqda qaranimada.
Jilani photographer

03/03/2026

Xafada conel ee magalada diri dhaba
Jilani photographer

27/02/2026

Codka gabdhan imisa ayad ku qaymeen laheed
Jilani photographer

18/02/2026

Hello team iska buulo
Jilani photographer

Sawirada xafladda bandhiga buugga naafonimo waa maanka Oo laguso badhigay magalada jigjiga Jilani photographer
17/02/2026

Sawirada xafladda bandhiga buugga naafonimo waa maanka
Oo laguso badhigay magalada jigjiga

Jilani photographer

15/02/2026


Jilani photographer

HANBALYO AROOS.Waxan halka Hanbalyo uga diriya sxbkay.(Abas Ali)iyo marwadisa, (haboon abdi )oo meer koodu ka dhacay.mag...
07/02/2026

HANBALYO AROOS.

Waxan halka Hanbalyo uga diriya sxbkay.(Abas Ali)iyo marwadisa, (haboon abdi )oo meer koodu ka dhacay.magaladaโ€™ dire dawa,saka oo sabti.

Jilani photographer

W/Q ๐˜„๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐——๐—ฆ.Mudane Idiris Muuse Cabdi Deegaankeennu maanta wuxuu helay sumcad iyo sharaf ay ku soo...
03/02/2026

W/Q ๐˜„๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐——๐—ฆ.
Mudane Idiris Muuse Cabdi

Deegaankeennu maanta wuxuu helay sumcad iyo sharaf ay ku soo hirtaan madaxda dalka iyo kuwa caalamkaba, taasoo sabab u ah nabadgelyada, xorriyadda iyo furfurnaanta ka jirta.

Waa xaqiiqo jirta in qof wax xumeeyey, marka laga daba saxo, uu raadiyo warar aan sal iyo raad toona lahayn. Hase yeeshee, shacabkeenna ayaa markhaati ka ah mashaariicda mugga leh ee laga fuliyey deegaanka.

Waxaa ugu dambeeyey mashaariic waaweyn oo toddobaadkan xadhigga laga jaray, kuwaas oo ay ka mid yihiin Mashruuca Dalxiiska Shabeelley, Mashruuca Korontada Dabaysha ee Ayshaca, oo ay ka soo qayb galeen madaxda dalka iyo kuwa Geeska Afrika, iyo sidoo kale mashaariicda jidadka.

Mashaariic kale oo muhiim ahna dhawaan ayaa xadhigga laga jari doonaa.
Shacabkeenna ayaa markhaati ka ah halkii aan shalay joogney iyo halka aan maanta gaadhnay..

03/02/2026

waxa ka tartanka 5 aad ee kubada cagta.6 mamul magalo ee dds.
Jilani photographer

Shacabki dhaqan qaniiga ku aha ee reer SฤฐSTฤฐ ๐Ÿ’ช
01/02/2026

Shacabki dhaqan qaniiga ku aha ee reer SฤฐSTฤฐ ๐Ÿ’ช

31/01/2026

1960 waxa ka dhacay xasuq ad uu daran lkin manta waxa k jira jawi ka duwan wixi maliinta dhacay manta wa faraxad iyo harowmar.

Address

Dire
Dire Dawa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jilani photographer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share