Jilani

Call Website

Jilani Jilani travel My name is hassan moussa my professional photographer and videographer

21/10/2026

casimada cawa

21/10/2026

Aniga iyo wariye heeban oo is xalwareesanay manta

19/10/2026

subax h**e

17/10/2026

🇩🇯

Hambalyo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Magaalada Diridhaba!Maanta waa maalin taariikhi ah oo ku suntan horumar, hoggaan i...
17/10/2026

Hambalyo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Magaalada Diridhaba!

Maanta waa maalin taariikhi ah oo ku suntan horumar, hoggaan iyo guul cusub. Dhalinyarada Soomaaliyeed ee magaalada Diridhaba ayaa maanta loo magacaabay xilal kala duwan, taas oo muujinaysa kalsoonida lagu qabo kartidooda, aqoontooda iyo doorkooda hoggaamineed.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan dhalinyarada xilalka loo magacaabay. Waxaan idiin rajaynayaa guul, xilkasnimo iyo inaad noqotaan hoggaamiyeyaal wax ku ool ah oo bulshada u horseeda horumar iyo midnimo.

Tani waa taariikh cusub, waa fursad cusub, waana tallaabo horay loo qaaday!

Hambalyo, hambalyo, hambalyo! Guulaysta dhalinyarooy.

12/10/2026

dds

12/10/2026

Dadal iyo shaqo

Jigjiga iyo Quruxda Caasimaddeenna Maalmahan waxaa bulshada si weyn u mashquuliyey hadal-haynta siyaasadda, balse waxaa ...
09/10/2026

Jigjiga iyo Quruxda Caasimaddeenna

Maalmahan waxaa bulshada si weyn u mashquuliyey hadal-haynta siyaasadda, balse waxaa jira dhinac kale oo mudan in indhaheenna iyo dareenkeenna la siiyo: quruxda iyo bilicda caasimaddeenna Jigjiga.

Jigjiga waa magaalo leh muuqaal qurux badan, horumar muuqda iyo nolol maalin kasta sii socota. Sidaas darteed, waxaan jeclaystay in aan idinla wadaago sawirro ka tarjumaya bilicda caasimaddeenna, si aynu u milicsanno quruxdeeda una muujinno dhinacyada wanaagsan ee magaaladeennu leedahay

Liiska Golaha Fulinta DDS:1. Xafiiska Madaxweynaha: Dr. Xuseen Cabdullahi Qaasim2. Xafiiska Nabadgalyadda: Mudane Cabdiq...
01/10/2026

Liiska Golaha Fulinta DDS:

1. Xafiiska Madaxweynaha: Dr. Xuseen Cabdullahi Qaasim
2. Xafiiska Nabadgalyadda: Mudane Cabdiqaadir Rashid Ducaale
3. Xafiiska Maaliyadda: Mudane Maxamed Muuse Guure
4. Xafiiska Caddaaladda: Mudane Khadiir Cabdiraxmaan Ahmed
5. Xafiiska Beeraha: Mudane Guuleed Axmed Ali
6. Xafiiska Waxbarashadda: Mudane Maxamed Sheekh Aadan Ismaaciil
7. Xafiiska Xirfadaha & Shaqo-Abuurka: Mudane Faysal Rashiid Cumar
8. Xafiiska Caafimaadka: Dr. Muse Axmed Ibraahim
9. Xafiiska Biyaha: Mudane Siyaad Nur Abdi
10. Xafiiska Xoolaha: Mudane Ibrahim Xassan Ali
11. Xafiiska Dakhliga: Mudane Xuseen Gaydh Axmed
12. Xafiiska Qorshaynta: Mudane Omer-Farouk Haji Warfaa
13. Xafiiska Ganacsiga: Marwo Hibo Ahmed Cumar
14. Xafiiska Haweenka: Marwo Halimo Hassan Maxamuud
15. Xafiiska Adeegga Shacabka: Marwo Ayaan Abdi Maxamed
16. Xafiiska Waraabka: Mudane Maxamed Faatax Maxamed
17. Xafiiska Warfaafinta: Dr. Cabdi Axmed Xassan (Abdirauuf)
18. Xafiiska Maalgashiga iyo Warshadaha: Marwo Khadra Bashiir Maxamuud
19. Xafiiska Jidadka: Mudane Idiris Muuse Cabdi
20. Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka: Mudane Axmed Shukri Cabdi
21. Xafiiska Curinta & Teknooloojiyadda: Mudane Maxamed Cali Daahir (Gurey)
22. Xafiiska Maareeynta Masiibooyinka: Mudane Axmed-Yaasiin Sheikh Ibrahim Abdi
23. Xafiiska Macdanta iyo Shidaalka: Marwo Faadumo Cabdirisaq Adow
24. Xafiiska Dhaqanka & Dalxiiska: Marwo Ayaan Maxamed Maxamuud
25. Xafiiska Arimaha Bulshadda: Engineer Muxyadiin Abdi Xusseen
26. Xafiiska Dhalinyarta iyo Ciyaaraha: Maxamed Mahdi Aadan
27. Xafiiska Ilaalinta Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda: Marwo Hani Maxamed Khayre

22/09/2026

Address

Dire
Dire Dawa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jilani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share