𝗦𝗔𝗠𝗔𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗛𝗔𝗪𝗜𝗬𝗘 𝗠𝗜𝗗𝗘𝗘𝗬𝗘

  • Home
  • Ethiopia
  • Addis Ababa
  • 𝗦𝗔𝗠𝗔𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗛𝗔𝗪𝗜𝗬𝗘 𝗠𝗜𝗗𝗘𝗘𝗬𝗘

𝗦𝗔𝗠𝗔𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔  𝗛𝗔𝗪𝗜𝗬𝗘 𝗠𝗜𝗗𝗘𝗘𝗬𝗘 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from 𝗦𝗔𝗠𝗔𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗛𝗔𝗪𝗜𝗬𝗘 𝗠𝗜𝗗𝗘𝗘𝗬𝗘, Photographer, Addis Ababa.

06/06/2022
Hamplyo Sheekh Maxmed Nuur madoobe oo Caawa Loodoortey Gudoomiyaha Baarlamaanka 11aad Ee JFSWaxaan ugu Mahadcalinaya Xil...
27/04/2022

Hamplyo Sheekh Maxmed Nuur madoobe oo Caawa

Loodoortey Gudoomiyaha Baarlamaanka 11aad Ee JFS

Waxaan ugu Mahadcalinaya Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Sacadaha Ee Dheer U fadhiyey Sidii u Dooran Lahayeen

* Hogaanka Rasmiga ah Ee Golaha Shacabka

18/10/2021

Madaxweyne kasta Degaanka Soomara ma Waxa uu Awoodi wayey Qabilada degaanka inu simo samiqeybsiga deganka
Sida Hada lagu Dhisey Xukumada cusub Ma Xaqbaa mise waa Xaqdaro
Ma'Waxa Uu inagu Raali Galinayaa Boos Badalaad Ma'Waxaa uu Nagu Qancin Rabaa (1) Wasir
Xukumada Mustafe Waxay Kusii talaabsatey Dulmigii Ayh**e Nagu Heysey Kaligeen ma Ahee (QABIILO BADAN) OO sida nada Hurda oon Wali Arag Dulmiga iyo Cabudhinta

Hurdo waxay ku seejisaa waxa Aad Aroor h**e Heli laheyd
maskaxda uu ilahey nagu maneystey Waxa uu inoo siyey inaan waxku Garano waxa yaabaha taagan sida tan Dulmiga iyo xaqdarada taagan

Ceebna mahan inaad Xaqa iyo xuqudaada Aad kahadasho .
xaqdarada waxaa inuu kahadlo mudan qofka Qofka la Dulmiyey

14/10/2021

𝗞𝗨𝗦 𝗢𝗢 𝗗𝗛𝗔𝗪𝗔𝗔𝗗𝗔 𝗔𝗭𝗫𝗔𝗔𝗣𝗬𝗔🖐️

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝗦𝗔𝗠𝗔𝗗𝗢𝗢𝗡𝗞𝗔 𝗛𝗔𝗪𝗜𝗬𝗘 𝗠𝗜𝗗𝗘𝗘𝗬𝗘 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category