Naaji10

Naaji10 (soo dhawada asxbta waan ku faraxsanahay inaan halkaan kawada socono)

05/06/2024

Madaxweyne Xasan wuxuu noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ee qabyaaladeeyay Jagooyinka doowladda.

Madaxweynaha Jagooyinkii ugu sareeyey dowlada Wuxuu u Magacaabay Qoyskiisa iyo Qabiilkiisa.

CADAYN:

1. Taliyaha Guud ee Ciidanka Madaxweyne HSM.
2. Taliyaha Ciidanka XDS, Abgaal.
3. Taliyaha Ciidanka Madaxtoyada, Abgaal.
4. Taliyaha Ciidanka Kofiya casta, Abgaal.
5. Taliye ku xigeenka NISA, Abgaal.
6. Taliyaha Ciidanka Taraafikada Somalia, Abgaal.
7. Taliyaha Ciidanka Minishibiyada Gobolka, Abgaal.
8. La taliyaha Xasan ee Argagixisada Abgaal.
9. La taliyaha xasan ee Hubka sharcidarada Abgal
10. La taliyaha xasan ee Arimaha dibada Abgaal.
11. Gudoomiyaha Maareynta Masiboyinka Abgaal.
12.Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Abgaal.
13.Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Abgaal.
14.Gudoomiyaha Haweenka Somaliyed Abgaal.
15.Gudoomiyaha Haweenka G. Banadir Abgaal.
16. Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Abgaal
17. Gudoomiyaha Maxkamada G/ Banaadir. Abgaal
18. Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Abgaal.
19. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Abgaal.
20. Maareeyaha taya dhowrka Qaranka Abgaal.
21. Maareeyaha dekeda Muqdisho Abgaal.
22. Madaxa Biraha la dhoofiyo(isgarabka) Abgaal
23. Dhaqaalaha qaadka Kenya Abgaal.
24. Madaxa Maaliyada Garonka Muqdisho Abgaal.
25. Shirkada Sahal dadka qaada Abgaal.
26. Madaxa shirkada diyaraha ee Emarat Abgaal.
27. Madaxa shirkada Qatar airways Abgaal.
28. Wasiiru dowlaha Arimaha dibada Abgaal.
29. Madaxweynaha Hirshabelle waa Abgaal.
30. Madaxa Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airline Abgaal.
31. Taliyaha NISA garoonka Muqdisho Abgaal.
32. Qandaraasyada hay'adda duulista hawada Alkheyraad, Abgaal.
33. Shirkadda visaha dalku galka, 18$ visa kasta Abgaal
34. Sameynta Passport, Abgaal
35. Qandaraska tayadhorka Abgaal
36. Canshuuraha Guryaha Banaadir Intifaac Abgaal
37. Gudoomiyayaasha Degmooyinka G.Banaadir 10 degmo.
38. Goddomiyaha xiriirka kubadda Cagta, Abgaal.
39. Goddomiyaha Dhalinyarada Gobolka, Abgaal.

Dhinaca Safiirada waa 8 Safiir iyo 11 Qunsul.
Wuxuu tolkiisa siiyey 4 Generaal iyo Sareeye Gaas.

Intaas Waxaa dheer Agaasimayaasha Wasaradaha narkii 3 loo dhigo, 2 dhig Waa Abgaal.

Shaqadii ay qaban jireen Hay,ada dowlada waxaa laga dhigay shirkado lagu Naasnuujiyo
* Qoyska Madaxweynaha ,
* Jufada Hoose ee Madaxweynaha
* qabiilkiisa Abgaal Cisman sidaan kor ku soo Sheegayba.

Mudane Madaxweyne Waxaad meesha ka saartay Habkii Awood qaybsiga ee dowladnimada oo ay Wax ku qaybsan jireen qabiilada Soomaliyeed wixii ka dambeeyey Burburkii dowladii dhexe.

Taasna Waa Ceeb Weyn oo kuu geli doonto Buugga diiwaankaaga insha Allah.

Soomaliyey Sidaasi Ma dowladnimaa ?

Qofkii igu Beenaynayo cadayn buuxda la imow.

25/04/2023
18/04/2023

Welcome guys

30/11/2022

Maxay tahay arrinta aan horay loo ogeyn ee ay Turkiga ka sheegeen militariga Soomaaliya?
https://bbc.in/3XUUEIG

30/11/2022

Kala akhlaaq badan Jarmal iyo Japan.

❤️ Japan

Toronto  canada
05/09/2022

Toronto canada

19/08/2022
19/08/2022

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Waxaan ehelka, qaraabada iyo saaxiibbada Marxuumka, uga tacsiyaynayaa geerida ku timi Alle ha u naxariistee, abwaankii weynaa ee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Marxuumku waxa uu ka mid ahaa hormuudka abwaannada Soomaaliyeed, isaga oo door weyn kasoo qaatay horumarinta suugaanta iyo afka, wacyigelinta bulshada iyo nabadaynta dadka Soomaaliyeed. Waxaan Allaah uga baryayaa in uu Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuumku.

Dirección

Madrid

Horario de Apertura

Lunes 07:00 - 14:00
Martes 07:00 - 14:00
Miércoles 07:00 - 14:00
Jueves 07:00 - 14:00
Domingo 07:00 - 14:00

Teléfono

+97450194610

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Naaji10 publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Contacto La Empresa

Enviar un mensaje a Naaji10:

Compartir