BILYAn news

BILYAn news Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BILYAn news, Strovolos.

02/08/2023

😁😁

Siyaasiga Nuuradiin Diini Gudoomiyaha Urursiyasadeedka Galool ayaa sheegay in qaadhan yabooh ah ay waydiisan doonan Shac...
01/08/2022

Siyaasiga Nuuradiin Diini Gudoomiyaha Urursiyasadeedka Galool ayaa sheegay in qaadhan yabooh ah ay waydiisan doonan Shacabka si ay iskaga bixiyaan lacagta Diiwangalinta Urursiyasadeeda oo hada aanay iyagu wax lacag ah shubeen.

01/08/2022

“ Ilaa hadda ururka Kaah oo keliya ayaa laacgta shubay” Guddoomiyaha ururka Galool.

Kuwa kale goorma ayay shubayaan ?

Ururka siyaasadeedka Barwaaqo ee uu hoggaamiyo Dr Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa noqday ururkii labaad ee shuba lacagta la...
01/08/2022

Ururka siyaasadeedka Barwaaqo ee uu hoggaamiyo Dr Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa noqday ururkii labaad ee shuba lacagta laga rabo ururrada siyaasadda.

BILYAn news .

Ururka  KAAH, ayaa noqday urur siyaasadeedkii ugu horeeyay ee shuba lacagta cashuur ee uu waajibiyay Xeerka Nidaamka Uru...
01/08/2022

Ururka KAAH, ayaa noqday urur siyaasadeedkii ugu horeeyay ee shuba lacagta cashuur ee uu waajibiyay Xeerka Nidaamka Ururada iyo Asxaabta Qaranka Xeer Lr. 14/2011.
Ilaa hada Waxa Shuruuadaha Ururnimo buuxiyey ururka KAAH Aya jira


Bilyannews.

01/08/2022

Hoggaamiye Ka badheedhay Qaddiyadda Somaliland oo loo Saadaalinayo Madaxweynaha Kenya

Bilyannews

01/08/2022

Kornayl Caarre oo la dardaarmay golaha deegaanka Hargeysa

31/07/2022

Musharrax Cirro, oo markale sheegay in uu ka badbaaday isku day dil maalintii…..

Address

Strovolos

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BILYAn news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share